Deni oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada Somalia iyo Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyey munaasabad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada dalka Hadaljeedintiisa Madaxweynuhu wuxuu kusoo qaatay dhacdooyinka amniga lidiga ku ah iyo deganaanshaha ee ay geystaan siyaasiyiin dano kale leh, isago xasuusiyey in nidaamka Xisbiyada badanĀ  loo hirgeliyay … Continue reading Deni oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada Somalia iyo Puntland